Yexesqeel 5:12 ~ Иезекииль 5:12

picture

S addexdaada dalool baa belaayo u le'an doona, oo abaar bay dhexdaada ugu baabbi'i doonaan, oo daloolna seef buu hareerahaaga ugu le'an doonaa, oo daloolka saddexaadna dabaylaha oo dhan baan ku kala firdhin doonaa, oo seef baan ka daba qaadan doonaa.


Треть твоего народа умрет от мора или погибнет от голода; треть падет от меча за твоими стенами; а треть Я развею по всем ветрам, обнажу Свой меч и буду преследовать их.

Continue reading Report error