Yexesqeel 5:10 ~ Езекил 5:10

picture

S idaas daraaddeed aabbayaashu dhexdaaday wiilashooda ku cuni doonaan, oo wiilashuna aabbayaashood bay cuni doonaan, oo dhexdaadaan xukummo ku samayn doonaa, oo kuwaaga hadhay oo dhanna waxaan u kala firdhin doonaa dabaylaha oo dhan.


Затова бащи ще изядат децата си сред теб и деца ще изядат бащите си; и Аз ще извърша съд над теб, а всички останали от тебе ще разпръсна по всички ветрища.

Continue reading Report error