Yexesqeel 48:8 ~ Иезекииль 48:8

picture

O o soohdinta reer Yahuudah dhankeeda bari iyo ilaa dhankeeda galbeedna waxaa ku xigi doonta meeshaad qurbaan ahaan u bixinaysaan oo ballaadhkeedu yahay shan iyo labaatan kun oo cawsduur, oo dhererkeeduna ula mid yahay sida qaybaha kale middood tan iyo dhankeeda bari iyo ilaa dhankeeda galbeed inta ka dhex leh, oo meesha quduuska ahuna waxay ku oolli doontaa meeshaas dhexdeeda.


На границе с владениями Иуды с востока на запад будет особый участок 25 000 локтей в ширину, равный по длине с востока на запад родовому наделу. Посреди него будет святилище.

Continue reading Report error