O o weliba xagga hantida reer Laawi iyo xagga hantida magaalada oo ku dhex yaal meesha amiirka oo u dhaxaysa soohdinta reer Yahuudah iyo soohdinta reer Benyaamiinba waxaa iska lahaan doona amiirka.
И то, что от владений левитских от владений города остается в промежутке, принадлежит также князю; промежуток между границею Иуды и между границею Вениамина будет принадлежать князю.
Continue reading Report error