Yexesqeel 48:20 ~ Ezekiel 48:20

picture

O o dhulka qurbaanka ah oo dhammu waa inuu ahaadaa shan iyo labaatan kun oo dherer ah iyo shan iyo labaatan kun oo ballaadh ah. Dalka qurbaanka ee quduuska ah oo aad bixinaysaan waa inuu ahaadaa afar gees iyadoo hantida magaaladu ku taal.


All the offering shall be a square of twenty-five thousand by twenty-five thousand: you shall offer it as a holy offering, with the possession of the city.

Continue reading Report error