Yexesqeel 48:1 ~ Езекил 48:1

picture

H addana kuwanu waa magacyadii qabiilooyinka. Xagga woqooyi tan iyo jidka Xetlon agtiisa iyo ilaa meesha Xamaad laga galo, iyo Xasar Eenaan iyo ilaa soohdinta Dimishaq xaggeeda woqooyi iyo ilaa xagga Xamaad, kuwaas oo ah dhinacyada bari iyo galbeed, waxaa jiri doonta qaybta reer Daan.


А ето племената начиная от северния край, покрай пътя за Етлон, до прохода на Емат, и Асаренан (при предела на Дамаск, северно край Емат). И племената ще имат страните си към изток и към запад. Дан ще има един дял.

Continue reading Report error