H addaba markaan soo noqday, bal eeg, webiga qarkiisii waxaa ku yiil geedo tiro badan oo dhankan iyo dhankaasba kaga yaal.
Cuando volví, vi que en la orilla del río había muchísimos árboles a uno y otro lado.