Yexesqeel 46:7 ~ Езекил 46:7

picture

O o dibi kasta waa inuu la diyaariyaa eefaah ah qurbaan hadhuudh oo wan kastana waa inuu eefaah la diyaariyaa, oo wananka yaryarna waa inuu in alla intay gacantiisu karto la diyaariyaa, oo eefaah kastana waa inuu hiin saliid ah la bixiyaa.


И нека принася хлебен принос - една ефа за телето и една ефа за овена, а за агнетата - колкото му стига ръка, и по един ин дървено масло за всяка ефа.

Continue reading Report error