Yexesqeel 46:14 ~ Езекил 46:14

picture

O o kaas waa inaad subax kasta u diyaarisaa qurbaan hadhuudh ah eefaah lix meelood loo dhigay meesheed iyo hiin saliid ah oo saddex meelood loo dhigay meeshiis in burka wanaagsan lagu daro, oo kaasu waa qurbaan hadhuudh oo had iyo goorba joogta ah oo amar daa'imis ah Rabbiga u ah.


и заедно с него да принасяш всяка сутрин за хлебен принос шестата част от една ефа и третата част от един ин дървено масло, за да го смесиш с брашното; това да бъде хлебен принос на Господа завинаги чрез вечна наредба.

Continue reading Report error