Yexesqeel 46:12 ~ Ezechiel 46:12

picture

H addaba amiirku markuu diyaariyo qurbaan ikhtiyaar ah ha ahaatee qurbaan la gubo amase qurbaanno nabaadiino oo Rabbiga ikhtiyaar loo siiyo, waa in iridda xagga bari u sii jeedda loo furaa, oo isagana waa inuu qurbaankiisa la gubo iyo qurbaannadiisa nabaadiino u diyaariyaa siduu maalinta sabtida yeelo oo kale, oo markaas waa inuu baxaa, oo markuu baxo dabadeed waa in iridda la soo xidhaa.


Dacă însă domnitorul aduce Domnului o ardere de tot de bunăvoie sau o jerfă de mulţămire de bună voie, îi vor deschide poarta dinspre răsărit, şi el îşi va aduce arderea de tot şi jertfa de mulţămire aşa cum o aduce în ziua Sabatului; apoi va ieşi afară, şi după ce va ieşi, vor închide iarăş poarta.

Continue reading Report error