O o amiirku waa inuu iyaga dhex galaa markay galaan, oo markii ay baxaanna waa inuu baxaa.
And the prince, when they go in, shall go in in the midst of them; and when they go forth, they shall go forth together.