S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Amiirrada reer binu Israa'iilow, intaasu ha idinku filnaato. Dulmiga iyo dhicidda joojiya, oo garsoorid iyo caddaalad sameeya, oo baaddiinnana dadkayga ka fogeeya, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.
Така казва Господ Йехова: Стига вече, князе Израелеви; отдалечете насилието и грабителството и извършвайте правосъдие и правда; престанете да изпъждате народа Ми от притежанията им, казва Господ Йехова.
Continue reading Report error