Yexesqeel 45:3 ~ Ezequiel 45:3

picture

O o intaasna waa inaad ka qiyaastaa meel dhererkeedu yahay shan iyo labaatan kun, ballaadhkeeduna yahay toban kun, oo waxaa dhexdeeda ku oolli doona meesha quduuska ah taas oo ah meesha ugu wada quduusan.


Y de esta área medirás una longitud de 13, 125 metros y una anchura de 5, 250 metros; y en ella estará el santuario, el Lugar Santísimo.

Continue reading Report error