Yexesqeel 45:23 ~ 以 西 結 書 45:23

picture

O o toddobada maalmood oo iiddana waa inuu Rabbiga u diyaariyaa qurbaan la gubo, kaasoo ah toddoba dibi iyo toddoba wan oo aan iin lahayn oo uu toddobada maalmoodba maalin kasta diyaariya, oo maalin kastana waa inuu orgi qurbaan dembi u bixiyaa.


这 节 的 七 日 , 每 日 他 要 为 耶 和 华 预 备 无 残 疾 的 公 牛 七 只 、 公 绵 羊 七 只 为 燔 祭 。 每 日 又 要 预 备 公 山 羊 一 只 为 赎 罪 祭 。

Continue reading Report error