Yexesqeel 45:19 ~ Ezekiel 45:19

picture

O o wadaadku waa inuu qaar ka soo qaadaa dhiigga qurbaanka dembiga, oo waa inuu mariyaa daarta tiirarkeeda, iyo meesha allabariga saldhiggeeda afartiisa gees, iyo tiirarka iridda barxadda gudaha.


And the priest shall take some of the blood of the sin offering and put it upon the doorposts of the temple and upon the four corners of the ledge of the altar and upon the posts of the gate of the inner court.

Continue reading Report error