O o labadii tiro oo ido ahba waa inaad ka bixisaan wan laga soo kaxeeyey daaqa barwaaqaysan oo reer binu Israa'iil, oo waa inaad u bixisaan qurbaan hadhuudh ah, iyo qurbaan la gubo, iyo qurbaanno nabaadiino, si aad iyaga ugu kafaaragguddaan aawadeed, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.
Also bring one lamb from each flock of 200 sheep from the well-watered fields of Israel. Bring them for a grain gift, a burnt gift, and a peace gift, to pay for the people’s sins,” says the Lord God.
Continue reading Report error