Yexesqeel 44:19 ~ Иезекииль 44:19

picture

O o markay barxadda dibadda u soo baxaan taasoo ah barxadda dibadda ee uu dadku joogo waa inay dharkii ay ku adeegeen iska bixiyaan, oo waa inay qolladaha quduuska ah dhigaan, oo waa inay dhar kale gashadaan si ayan dadka kale dharkooda quduus ugaga dhigin.


Выходя во внешний двор к народу, пусть они снимают одежду, в которой служили, оставляют ее в священных комнатах, и надевают другую, чтобы священными одеждами не прикасаться к народу.

Continue reading Report error