Yexesqeel 44:13 ~ Єзекіїль 44:13

picture

O o iyagu iima ay soo dhowaan doonaan inay ii sameeyaan shuqulkii wadaadnimada, oo waxyaalahayga quduuska ahna uma ay soo dhowaan doonaan kuwaasoo ah waxyaalaha ugu quduusan, laakiinse iyagaa sidan doona ceebtoodii iyo waxyaalahoodii karaahiyada ahaa ee ay sameeyeen.


І вони не підійдуть до Мене, щоб бути священиками Мені, і щоб підходити до всіх святощів Моїх, до Святого Святих, і будуть носити ганьбу свою та гидоти свої, які наробили...

Continue reading Report error