O o waxyaalihii lay tusay waxay u ekaayeen sidii waxyaalihii hore ee aan arkay; sidii waxyaalihii aan arkay markuu u yimid inuu magaalada dumiyo ayay u ekaayeen, oo waxyaalihii aan arkay waxay u ekaayeen sidii waxyaalihii aan Webi Kebaar agtiisa ku arkay oo kale; oo aniguna wejigaan u dhacay.
Vedenia aceasta semăna cu aceea pe care o avusesem cînd venisem să nimicesc cetatea; şi vedeniile acestea semănau cu aceea pe care o avusesem, lîngă rîul Chebar. Şi am căzut cu faţa la pămînt.
Continue reading Report error