Yexesqeel 43:19 ~ Иезекииль 43:19

picture

S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Wadaaddada reer Laawi oo ah farcankii Saadooq, oo iigu soo dhowaada inay ii adeegaan, waxaad siisaa dibi yar oo qurbaan dembi loo bixiyo.


отдай молодого быка, приносимого в жертву за грех, священникам левитам из рода Цадока, которые приближаются служить предо Мной, – возвещает Владыка Господь. –

Continue reading Report error