O o markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo qolladaha koonfureed oo meesha goonida ah ka soo hor jeeda waa qolladaha quduuska ah oo wadaaddada Rabbiga u soo dhowaadaa ay waxyaalaha quduuska ah ku cunaan, oo waxay halkaas dhigi doonaan waxyaalaha aad u quduuska ah, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka, waayo, meeshaasu waa quduus.
Тогава ми каза: Северните и южните стаи, които са пред отделеното място, са святите стаи, където свещениците, които се приближават към Господа, ще ядат пресвятите неща и хлебния принос, приноса за грях и приноса за вина; защото мястото е свято.
Continue reading Report error