Yexesqeel 41:7 ~ Єзекіїль 41:7

picture

O o qolladuhuna way sii ballaadheen inay daarta kor ugu sii wareegayeen, waayo, wareegga daarta kor buu u sii kacay isagoo daarta ku wareegsan, sidaas daraaddeed daarta ballaadhkeedu xagga saruu u sii socday, oo waxaa qowladda ugu hoosaysa iyo tan ugu sarraysa lagaga fuulay qowladda dhexe.


І він ставав ширший, і обертався все більше вгору до бічних кімнат, бо той храм був обернений більше вгору, кругом навколо храму, тому храм був ширший вгору, і так долішній поверх входить на горішній через середній.

Continue reading Report error