M eesha allabariga alwaax bay ahayd, oo sarajooggeedu wuxuu ahaa saddex dhudhun, dhererkeeduna laba dhudhun, oo geeseheeda, iyo dhererkeeda, iyo dhinacyadeeduba waxay wada ahaayeen alwaax. Markaasuu igu yidhi, Kanu waa miiska Rabbiga hortiisa yaal.
Олтарът бе дървен, три лакти висок, и два лакътя дълъг; и ъглите му, подножието му, и страните му бяха дървени. И той ми рече: Това е трапезата, която стои пред Господа.
Continue reading Report error