O o waxaa jiray afar miis oo dhagax la qoray laga sameeyey oo allabariga la gubo lagu dul diyaariyo, oo dhererkoodu wuxuu ahaa dhudhun iyo badh, ballaadhkooduna wuxuu ahaa dhudhun iyo badh, sarajooggooduna wuxuu ahaa dhudhun, oo korkoodana waxaa la saari jiray alaabta qurbaanka la gubo iyo allabariga lagu qalo.
Еще стояли четыре стола из тесаного камня для жертв всесожжения: каждый полтора локтя в длину, полтора в ширину и локоть в высоту. На них клали орудия, чтобы закалывать жертвы для всесожжения и прочие жертвы.
Continue reading Report error