Yexesqeel 40:37 ~ Езекил 40:37

picture

O o tiirarkeedu waxay u sii jeedeen barxadda dibadda xaggeeda, oo geedo timireed ayaa tiirarkiisa dhinacan iyo dhinacaasba kaga xardhanaa, oo jaranjarrada loo fuulaana waxay lahayd siddeed tallaabo. Qolalka Lagu Diyaariyo Qurbaannada La Gubo


И стълбовете й бяха към външния двор; и по стълбовете й имаше палми отсам и оттам; и изкачваха се към нея по осем стъпала.

Continue reading Report error