Yexesqeel 40:25 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 40:25

picture

O o iyada iyo meelaheeda dedan oo ku wareegsanuba waxay lahaayeen daaqado, oo waxay u ekaayeen daaqadahaas kale; dhererku wuxuu ahaa konton dhudhun oo ballaadhkuna wuxuu ahaa shan iyo labaatan dhudhun.


كَما كانَ هُناكَ نَوافِذُ واسِعَةٌ مِنَ الدّاخِلِ وَضَيِّقَةٌ مِنَ الخارِجِ حَولَ البَوّابَةِ وَأروِقَتِها، تَماماً مِثلُ البَوّاباتِ الأُخرَى. وَكانَ طُولُ مَمَرِّ البَوّابَةِ خَمسِينَ ذِراعاً وَعَرضُهُ خَمساً وَعِشرِينَ ذِراعاً.

Continue reading Report error