Yexesqeel 40:17 ~ Ezechiele 40:17

picture

M arkaasuu barxaddii dibadda i geeyey, oo bal eeg, waxaa ku yiil qollado iyo dhul sallax ah oo barxadda ku wareegsan loo sameeyey. Soddon qolladood ayaa dhulka sallaxa ah ku tiil.


Poi mi condusse nel cortile esterno, ed ecco c’erano delle camere e un lastrico tutto intorno al cortile: trenta camere davano su quel lastrico.

Continue reading Report error