Yexesqeel 4:6 ~ Ezekiel 4:6

picture

O o markaad intaas dhammaysid, haddana waxaad u jiifsataa dhinacaaga midig, oo waxaad afartan maalmood sidi doontaa xumaantii dadka dalka Yahuudah, maalin kastaba sannad baan kaaga dhigay.


When you have completed these, you shall lie down a second time, but on your right side and bear the iniquity of the house of Judah; I have assigned it to you for forty days, a day for each year.

Continue reading Report error