Yexesqeel 4:3 ~ 以 西 結 書 4:3

picture

O o weliba birdaawe soo qaad, oo waxaad ka dhigtaa derbi bir ah oo adiga iyo magaalada u dhexeeya, oo wejigaagana waxaad u sii jeedisaa xaggeeda, oo iyana waa la weerari doonaa, oo adiguna waa inaad iyada weerar u dhigtaa. Oo taasu calaamad bay u noqon doontaa reer binu Israa'iil.


又 要 拿 個 鐵 鏊 , 放 在 你 和 城 的 中 間 , 作 為 鐵 牆 。 你 要 對 面 攻 擊 這 城 , 使 城 被 困 ; 這 樣 , 好 作 以 色 列 家 的 預 兆 。

Continue reading Report error