O o waxaan ka dhigi doonaa in magacayga quduuska ah dadkayga reer binu Israa'iil dhexdooda lagu ogaado, oo iyaga uma aan dayn doono inay magacayga mar dambe nijaaseeyaan, oo quruumuhuna waxay ogaan doonaan inaan anigu ahay Rabbiga ah Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil.
“I will make My holy name known among My people Israel. I will not let My holy name be made unclean any more. And the nations will know that I am the Lord, the Holy One in Israel.
Continue reading Report error