W axaad ku kor le'an doontaa buuraha reer binu Israa'iil, adiga iyo guutooyinkaaga oo dhan iyo dadka kula jiraaba, oo haadka adag ee cayn kasta ah iyo dugaagga duurka ayaan cunto ahaan kuu siin doonaa inay ku cunaan.
You shall fall upon the mountains of Israel, you and all your hosts and the peoples who are with you. I will give you to the ravenous birds of every sort and to the beasts of the field to be devoured.
Continue reading Report error