O o ammaantaydana waxaan dhex dhigi doonaa quruumaha, oo quruumaha oo dhammuna waxay wada arki doonaan xukunkayga aan sameeyey iyo gacantayda aan iyaga dul saaray.
I will set my glory among the nations; and all the nations shall see my judgment that I have executed, and my hand that I have laid on them.
Continue reading Report error