Yexesqeel 39:17 ~ Иезекииль 39:17

picture

W iilka Aadamow, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaad la hadashaa haadka cayn kasta ah iyo dugaagga duurka oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Isa soo urursada, oo kaalaya, oo waxaad dhinac kasta uga soo ururtaan allabarigayga aan idiin qalay, kaasoo ah allabari weyn oo aan buuraha reer binu Israa'iil dul dhigay inaad hilib cuntaan oo aad dhiig cabtaan aawadeed.


– А тебе, сын человеческий, так говорит Владыка Господь: Скажи разным птицам и диким зверям: «Собирайтесь и отправляйтесь отовсюду на жертвенный пир, который Я готовлю для вас, на великий жертвенный пир в горах Израиля. Вы будете есть мясо и пить кровь.

Continue reading Report error