O o waxay gooni ahaan u sooci doonaan rag had iyo goorba dalka dhex mara inay meydadka dhulka ku hadhay aasaan, si ay dalka u nadiifiyaan, oo toddoba bilood dabadeed ayay wax baadhi doonaan.
“They will set apart men regularly employed, with the help of a search party, to pass through the land and bury those bodies remaining on the ground, in order to cleanse it. At the end of seven months they will make a search.
Continue reading Report error