Yexesqeel 37:6 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 37:6

picture

O o seedaan idin kor saari doonaa, oo hilib baan idiin yeeli doonaa, oo harag baan idinku dabooli doonaa, oo neef baan idin gelin doonaa, oo waad noolaan doontaan, oo waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.


سَأضَعُ عَلَيكِ أعْصاباً وَسَأُغَطِّيكِ بِاللَّحمِ، ثُمَّ أبسِطُ عَلَيكِ الجِلدَ. ثُمَّ سَأَبعَثُ نَسْمَةَ حَياةٍ فِيكِ فَتَعُودِينَ إلَى الحَياةِ. حِينَئِذٍ، تَعلَمِينَ أنِّي أنا اللهُ.»

Continue reading Report error