Yexesqeel 37:25 ~ 以 西 結 書 37:25

picture

O o waxay dhex degganaan doonaan dalkii aan addoonkaygii Yacquub siiyey, oo ay awowayaashiin degganaan jireen, oo weligoodba halkaasay degganaan doonaan iyaga iyo carruurtooda, iyo carruurtooda carruurtooduba, oo addoonkaygii Daa'uudna weligiis amiirkoodii buu ahaan doonaa.


他 們 必 住 在 我 賜 給 我 僕 人 雅 各 的 地 上 , 就 是 你 們 列 祖 所 住 之 地 。 他 們 和 他 們 的 子 孫 , 並 子 孫 的 子 孫 , 都 永 遠 住 在 那 裡 。 我 的 僕 人 大 衛 必 作 他 們 的 王 , 直 到 永 遠 。

Continue reading Report error