Yexesqeel 37:24 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 37:24

picture

O o addoonkaygii Daa'uud ayaa iyaga boqor u ahaan doona, oo kulligoodna waxay lahaan doonaan adhijir qudha; oo weliba xukummadayday ku dhex socon doonaan, oo qaynuunnadaydana way dhawri doonaan oo way wada samayn doonaan.


وَسَيَكُونُ خادِمِي داوُدُ مَلِكاً عَلَيهِمْ. سَيَكُونُ عَلَيهِمْ راعٍ واحِدٌ. وَسَيَعِيشُونَ وَفْقَ أحكامِي، وَيُطِيعُونَ شَرائِعِي وَيَعمَلُونَ بِها.

Continue reading Report error