Yexesqeel 37:12 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 37:12

picture

S idaas daraaddeed hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Dadkaygow, bal eega, qabuurihiinnaan wada furi doonaa, oo qabuurihiinnaan idinka soo bixin doonaa, waxaanan idin keeni doonaa dalkii reer binu Israa'iil.


لِذا تَنَبَّأ وَقُلْ لَهُمْ: ‹هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ الرَّبُّ الإلَهُ: يا شَعبِي، سَأفتَحُ قُبُورَكُمْ وَأُخرِجُكُمْ مِنها، وَسأُعِيدُكُمْ إلَى أرْضِ إسْرائِيلَ.

Continue reading Report error