Yexesqeel 36:5 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 36:5

picture

s idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Hubaal anigu waxaan dabkii masayrkayga kaga hadlay wax ka gees ah kuwa quruumaha kale iyo reer Edom oo dhan, kuwaasoo dalkaygii dhaxal ahaan isaga qaatay iyagoo aad u faraxsan oo dadkayga quudhsanaya si ay u dhacaan.


هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ الرَّبُّ الإلَهُ: أُقسِمُ بِغِيرَتِي ضِدَّ الأُمَمِ المُحِيطَةِ وَعَلَى كُلِّ أدُومَ الَّذِينَ أخَذُوا أرْضِي بِسُخْرِيَةٍ وَاستَهزاءٍ لِيَستَخدِمُوها لِرَعيِ حَيَواناتِهِمْ.›

Continue reading Report error