Yexesqeel 36:35 ~ Ezekiel 36:35

picture

O o waxaa la odhan doonaa, Dalkan cidlada ahaan jiray wuxuu noqday sidii beertii Ceeden oo kale, oo magaalooyinkii dumay oo burburay oo cidlada ahaa waa la deyray oo waa la dhex degay.


So they will say, ‘This land that was desolate has become like the garden of Eden; and the wasted, desolate, and ruined cities are now fortified and inhabited.’

Continue reading Report error