O o quduus baan ka dhigi doonaa magacayga weyn oo quruumaha nijaas laga dhex dhigay, oo aad idinku nijaas kaga dhigteen. Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Quruumuhu waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay markaan dhexdiinna quduus kaga noqdo iyagoo indhaha ku haya.
And I will hallow my great name, which was profaned among the nations, which ye have profaned in the midst of them; and the nations shall know that I Jehovah, saith the Lord Jehovah, when I shall be hallowed in you before their eyes.
Continue reading Report error