O o waxaan idinku badin doonaa dad iyo duunyo, oo iyana way sii kordhi doonaan oo wax bay dhali doonaan, oo dad baan idin dejin doonaa sidii markii hore, oo waxaan idiin samayn doonaa wax bilowgiinnii hore ka sii wanaagsan, oo waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.
سَأُكَثِّرُ البَشَرَ وَالحَيَواناتِ لَدَيكُمْ، فَيُثمِرونَ وَيَكثُرُونَ. سَتَسكُنُونَ فِي أرْضِكُمْ، وَسَتَنالُونَ مِنْ خَيرِي ما لَمْ تَنالوهُ مِنْ قَبلُ. حِينَئِذٍ، تَعلَمُونَ أنِّي أنا اللهُ.
Continue reading Report error