Yexesqeel 35:15 ~ Иезекииль 35:15

picture

S idaad dhaxalka reer binu Israa'iil ugu rayraysay markuu cidlada noqday sidaas oo kalaan kaa dhigi doonaa. Buur Seciiray, cidla baad noqon doontaa, dhammaantiin adiga iyo reer Edom oo dhammuba, oo markaasay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.


За то, что ты радовалась опустошению наследия дома Израиля, Я поступлю с тобой точно так же. Ты будешь опустошена, гора Сеир, и с тобой – весь Эдом. Тогда узнают, что Я – Господь».

Continue reading Report error