Yexesqeel 35:11 ~ Ezekiel 35:11

picture

s idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye, Anigu waxaan wax kuugu samayn doonaa sidii xanaaqaagu ahaa iyo siduu ahaa masayrkii nacaybkaaga ka yimid oo aad iyaga u muujisay, oo markaan ku xukumo ayaan dhexdooda isku garansiin doonaa.


therefore, as I live, saith the Lord Jehovah, I will do according to thine anger, and according to thine envy which thou hast showed out of thy hatred against them; and I will make myself known among them, when I shall judge thee.

Continue reading Report error