Yexesqeel 34:27 ~ Иезекииль 34:27

picture

D hirta duurku midhay dhali doontaa, oo dhulkuna wax badan buu soo bixin doonaa, oo iyaguna ammaan bay dalkooda ku dhex joogi doonaan, oo markaan xadhkaha harqoodkooda kala gooyo, oo aan gacanta kuwii iyaga addoonsan jiray ka soo samatabbixiyo, waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.


Деревья в поле будут приносить плоды, и земля будет приносить урожай; народ будет в безопасности на своей земле. Они узнают, что Я – Господь, когда Я сломаю запоры их ярма, и спасу их из рук поработителей.

Continue reading Report error