Yexesqeel 34:16 ~ Езекил 34:16

picture

K ii baadiyoobay baan raadin doonaa, oo kii baxsadayna waan soo celin doonaa, kii jabayna waan kabi doonaa, oo kii bukayna waan xoogayn doonaa, laakiinse ka buuran iyo ka xoogga leh waan wada baabbi'in doonaa, oo caddaalad baan ku daajin doonaa.


Ще потърся изгубената и ще докарам пропъдената, ще превържа ранената, и ще подкрепя немощната но угоените и яките ще погубя; с правосъдие ще ги паса.

Continue reading Report error