Yexesqeel 34:13 ~ Езекил 34:13

picture

O o iyagaan dadyowga ka soo dhex bixin doonaa, oo waddammadaan ka soo wada ururin doonaa, oo dalkoodaan keeni doonaa, oo waxaan daajin doonaa buuraha reer binu Israa'iil, iyo webiyaasha dhinacooda, iyo dalka meelihiisa la deggan yahay, oo dhan.


Ще ги изведа из племената, и ще ги събера от страните, ще ги доведа в земята им, и ще ги паса на Израилевите хълмове близо до потоците и по всичките населяеми места в тяхната земя.

Continue reading Report error