Yexesqeel 34:10 ~ 以 西 結 書 34:10

picture

S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eega, anigu adhijirradaan col ku ahaye, oo adhigaygiina gacantoodaan weyddiin doonaa, oo waxaan iyaga ka joojin doonaa inay idaha daajiyaan, oo adhijirraduna mar dambe isma quudin doonaan. Adhigaygaan afkooda ka samatabbixin doonaa, si uusan cunto ugu noqonin.


主 耶 和 華 如 此 說 : 我 必 與 牧 人 為 敵 , 必 向 他 們 的 手 追 討 我 的 羊 , 使 他 們 不 再 牧 放 群 羊 ; 牧 人 也 不 再 牧 養 自 己 。 我 必 救 我 的 羊 脫 離 他 們 的 口 , 不 再 作 他 們 的 食 物 。

Continue reading Report error