Yexesqeel 33:32 ~ Иезекииль 33:32

picture

B al eeg, waxaad iyaga u tahay sida balwo caashaq ah oo uu mid cod wanaagsan oo alaab muusikeed si wacan ugu cayaari yaqaan ku balweeyo, waayo, erayadaada way maqlaan, laakiinse innaba ma ay yeelaan.


И вот, ты для них--как забавный певец с приятным голосом и хорошо играющий; они слушают слова твои, но не исполняют их.

Continue reading Report error