Yexesqeel 33:30 ~ Езекил 33:30

picture

O o weliba Wiilka Aadamow, dadkaagu derbiyada dhinacooda iyo guryaha irdahooda ayay kugu hadal hayaan, oo midkoodba wuxuu kan kale ku yidhaahdaa, oo midba walaalkiis ku yidhaahdaa, Waan ku baryayaaye bal kaalay oo maqal waxa uu yahay erayga Rabbiga ka imanayaa!


А колкото до тебе, сине човешки, твоят народ приказва за тебе при стените и вратите на къщите и като говорят един на друг, всеки на брат си, казват: Елате сега и чуйте какво е словото, което излиза от Господа.

Continue reading Report error